NATIONAL ENVIRONMENTAL EDUCATION AND AWARENESS INITIATIVE

OUTLINE INTRODUCTION OBJECTIVES COMPNENTS THE SCHOOLS COMPONENT KEY TRAINING ACTIVIES OUTCOMES OF THE TRAINING ACHIEVEMENTS CHALLENGES LESSONS LEARNT CONCLUSIONS INTRODUCTION THE MINISTRY OF ENVIRONMENT PLAYS A KEY ROLE IN ADVANCING THE NATIONAL SOCIAL AND ECONOMIC AGENDA ON ECONOMIC RECOVERY AND POVERTY REDUCTION STRATEGIES THROUGH SUSTAINABLE MANAGEMENT OF THE ENVIRONMENT TO CARRY OUT THIS ROLE THE [...] Continue reading →

Risk Management Made Easy

To be alive at all involves some risk  [ by prof Hussein Yussuf Dualeh] risk is commonly regarded as negative, risk management is as much about exploiting potential opportunities as preventing potential problems. there are many benefits to managing our risks effectively. effective risk management can help us to reduce the negative and increase the [...] Continue reading →

Al Faraacinah [ They were from Somaaliland]

Mudo dhow waxaanu ku soo   bandhigi doonaa nimankii faraacinada meesha ay ku noolaan jireen. Sawiradoodii, magacyadoodii sida Abu hole, Kuufow, Nafarteeto iyo wixii la mid ah. Masara ma jecla in ay maqasho taariikh daa. Sidii ay u tageen Masar, maxay raaceen, imisa bilood ayey ku qaadatay tegistaasu? This web you can find full information about [...] Continue reading →

Wacyigelin dadka ku nool Saaxil bari

Wasaaradda deegaanku inta tamarteedu leegtahay waxba kala hadhi mayso wax qabadkeeda iyo dadaalkeedaba. 08/10/013   11/10/013 wasaaradu waxay u baxday Laas-ciidle, Raari- buul.  Si horiman loogu samayn laha xabkaha iyo faleenka The ministry went to Raari- Buul and Laas- ciidle for orientation about the Environment and how to stop charcoal pirates and how to  promote the [...] Continue reading →

wershadaha biyaha sifaya

Wershadlayda biyaha sifaya dhibaato aan la koobi karin ayey ku hayaan bilicda dalka bal eeg sawirkan. Hadii aad wadani tahay ka hadal dhibaatadaa oo rayigaaka ka soo dhiibo Water factories making a lot damages to the country. Without explanation Please see the following pictures, and please express your ideas and feelings, jointly what can we [...] Continue reading →

SOS.THE TANNING FACTORY OF DACAR-BUDHUQ POISONING SOMALILAND WATER SUPPLIES

the tanning factory has been accused by local people of dumping dangerous chemicals in waterways and causing health complaints. A Chinese-owned tanning factory based in Dacar-Budhuq Somaliland has dumping dangerous chemicals in waterways. Somaliland GVT has failed so far to intervene for fear of speaking foreign investment, according to local people. Jeronimo Group of Industries [...] Continue reading →

INSIDE BATTERY FACTORY

Halkan waxaa jooga oo gudaha u galay team ka socoda wasaaradda Deegaanka & H.R. Miyiga, goobtuna waa wershada beyteriyaasha. oo ku taala meel u dhow madaarka Egal International Airport. Team leader Hussein Yussuf Dualeh Diver Faesa Xariir Sead Elmi Sawir qaade Abdulqaadir Here is a team from the ministry of environment and rural development, checking [...] Continue reading →

What do you think? Maxaad u malayn?

Halkan waxaad ku aragtaa nin dul fadhiya dir uu gubayo, muwaadin imisa geed auu jaray daalinkaasu. sidee ayaa wax looga qaban karaa. Yaa masuul ka ah. Muwaadin rayigaaga ka soo dhiibo sidii wax looga qaban lahaa iyo sidii aad uga qayb qaadan lahayd My dear people see this man sitting on heaps of tree trunks, [...] Continue reading →

Meesha lagu daadiyo saxarada

Halkan waxaad ku arki doontaan saxaro dad iyo wisikh laga soo qaaday musqulaha magaalada, hudheelada. Looma samayn meel lagu aaso ama lagu shubo. Waxa lagu daadiyaa meel daadku qaadayo marka roobku dau, daadku wuxu ku shubaa togaga fara badan, kuwaas oo dadku ka cabaan, xooluhuna way ka cabaan, caafimaadka dadka muwaadin is weydii oo wax [...] Continue reading →